Ciidamada Dowlada oo saakay dagaal kula wareegay Deegaanka Moqokori

Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ayaa saakay dagaal kula wareegay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan, waxaana deegaankaan mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa kooxda Al Shabaab. Sida aan Wararka ku helnay ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ay wehliyaan Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa xalay saqdii Dhaxe weerar ku qaaday Deegaanka Maqokori, waxa ayna ciidamada ugu dambeyn saakay la wareegeen … Continue reading Ciidamada Dowlada oo saakay dagaal kula wareegay Deegaanka Moqokori